Monday 9 February 2015

Apple Fritters (Bur Tufaax9



Bur Tufaax Mukawinaadka: 

2 koob (280 garaam) bur cad

 ⅓ koob (67 garaam)

 sokor cad 1 qaaddo yar

 (5 mililitir) beekin baawdar

 ½ qaaddo yar (2.5 mililitir) cusbo 

1 qaaddo yar (5 mililitir) qorfe (shiidan

½ qaaddo yar (2.5 mililitir) hayl (shiidan) ⅛ qaaddo yar jows 2 ukun weyn 

1 koob (237 mililitir) caano fadhi

 ½ koob (118 mililitir) biyo 2 koob (260 garaam

 tufaax cagaaran – ama tufaax kasta oo dhanaan 








No comments: